Madaxweyne Qoorqoor oo isku shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Wasiirada (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor ayaa isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo sidan u qorneyd:- Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Ujeeddo: Isku shaandheyn Wasiirro, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Markuu Arkay: Qodobka 50aad  Faqradiisa 5aad ee Dastuuka Dowlad Goboleedka Galmudug; Markuu Arkay:  Baahida loo qabo buuxinta iyo magacaabis … Continue reading Madaxweyne Qoorqoor oo isku shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Wasiirada (Akhriso)